Ereyada La Xidhiidha
wehelin. weheliyaha fididda dhererka m.l Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo dherer ahmarka heerkulku kor u kaco hal digrii. Selsiyas (1 C°)cadaadiskuna yahay madoorsoome. weheliyaha isliska neg m.l (fiis) Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliskaFn - ay tahay xoog liganaha. weheliyaha qallocsanka sugan m.l (fiis.) Summad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaanka ilayska ee dhextaal Na = C/Co taasoo C - ay tahay xawaaraha ilayska ee madhaneCo - ay tahay xawaaraha ilayska ee dhextaal. weheliyaha qalloocsanka m.l (-yaayaal ...m.l/dh) (fiis.) Summad n. Saamiga saynka xagal abbaarka iyo saynka xagal qalloocsanka. Eeg weheliyaha qalloocsanka sugan
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yayaal ..., m.l/dh
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
W · WE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
