U gudub nuxurka bogga
SABAAD

summad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco.

2

Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cismaan Yuusuf Keenadiid wuxuu ka mid ahaa halyayada u reebay ummadda afsoomaaliga ku hadasha summad iyo dhaxal gal qiime leh.

”
“

Waxaa si khalad ah afka Soomaaliga loogu adeegsadaa erayada kala ah, Dhawaaq, Alfabeet, Summad, iyo Lahjad.

”
“

Dhawaaqyada waxaa lagu asteeyaa, ama lagu calaamadiyaa, summad u gaara, oo magac gaara wadata.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
summad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan