Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
Fogaan.
Wuxuu ahaa mid ka dheer dhexdhexaadka, mar ahaantaana ka gaaban dherer xoog ah.
Dayaxu waa duni yar oo ka samaysan dhagaxaan, kuna wareegta dhulka, taas oo leh dherer dhan rubuc gacanka dhulka.
Shabeelka waxaa lagu qiyaasay in uu yeesho miisaan dhan 180-280kgs kiisa lab, 115-185kgs kiisa dhediga, dhererka jidhkiisa ayaa lagu qiyaasay 140-280cm, dabadiisa ama dubka ku yaal ayaa isna gaadha dherer ah 60-110cm, 80-110cm ayaa gaadha jooga shafkiisu.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
DH · DHE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag