U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adke

Magac Lab
Naxwe-kayaal, m.l/dhFiisigis
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Maatarka saddexdiisa qaybood middood oo leh mug iyo qaab go'an, iskana caabida xoogagga qaabkeeda beddelaya.

2

(xis.) Shaxan joomaterikaad oo saddex aaddimood leh.

3

(xis.) A. lix salaxaale: shaxan adke ah oo leh lix weji oo barbarooleyaal ah.

4

(xis.) A. uumiyoobe: wejigeddoonka adkuhu ku noqdo neef isaga oo aan marka hore dhalaalin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhagax ( ingiriis : Rock or Stone) waa adke (solid) ka sameeysan macdan badan oo is-heeysata.

”
β€œ

Markay birta dabiiciga ee xorta ah tahay, waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo bir adke ah oo u qaab dhow jaandiga.

”
β€œ

Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-kayaal, m.l/dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

A Β· AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adke - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan