Tusaale Dheeraad ah3
β
Axmed Saleebaan Bide, oo tilmaamo ka bixinaya shakhsiyaddii Xaaji-Gujis, ayaa ku tilmaamay nin bashaash ah oo aad u firfircoon, isla markaana Eebe ku manaystay maskax furan iyo degganaansho.
ββ
Alaha u naxariistee Marxuum Max'ed Xaaji Baraako ayaa saaka Aroortii ku geeriyooday Cisbitaalka Weyn ee Keysaney,kadib markii maalmahaan uu ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
xujay/-iyo, m.dh
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
