U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaddiisqudsi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf XSubg XA12 xar
1

(dii.) War Rasuulka (n.k.h.a.) loo waxyooday oo aan Quraanka ka mid ahayn. xaddi-roobaad m.l (-iyo ..., m.l) (juqr.) Wadarta inta roob ah ee la dhigay meel waqti lagu siiyay. xądee f.g2 (-deeyay, -deysay) Wax xad u yeelid. xądeyn m.f.dh xądee. xądeysan f.mg4 (-snaa, -snayd) Wax xad loo yeelay. xądeysnaan m.f.dh xądeysan.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaddiisqudsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag