U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xad

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf XSubg XA3 xar
1

Xudduud; soohdin. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar wuxuu isugu yeedhay dadkii iyo amiirkooda, wuxuuna Alle ka baryay in aanu hoojin malihii wanaagsanaa ee uu u hayey Saciid, maxaa yeelay si aan xad lahayn ayuu ugu kalsoonaa Saciid.

”
“

Deegaanka Iyo Dadka Sida Ay Ugu Noolyihiin: Deegaanka xarumaha magangalyo doonka waa mid ilaa iyo xad si fiican loogu noolaankaro lakin waa mid habeenkii aad u buuqbadan marka loo bar-bardhigo maalintii.

”
“

- Maamulka Dalsan waxay qaadan jireen mushahar xad dhaafa, waxayna had iyo jeer ku jireen dalxiis ay u goola baxaan goobtay doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan