U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xawaash

Magac Lab
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Dhirta lagu carfiyo cuntada.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Hadalkaygu caadi buu ahaaye waxaan ku daray xawaash iyo geedo.

”
“

Muddo dheer ayaanay ka daali jirin in ay ka sheekeeyaan, iyagoo intay rabaanna ku darsanaya xawaash ahaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xawaash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD