U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daali

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Qof ama nafley noog ku ridid.

2

Qof wax uu u baahanyahay u raadin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa aawadeed, waxa lama hurraan ah in dawladda dhexe fiiro gaar ah u yeelato hannaanka Cashuuraha Dawladaha Hoose, guntana soo xaadho qorshahan oo noqon kara mid hannaan siri-daali ah lagu hagayo.

”
“

Geedka xididkiisa oo la dubo ayaannu bukaanka kula daali jirney,” ayaa Guuleed ku celiyey.

”
“

Inkasta oo ay gaal ahayd, haddana Abuu Hureyra kamuu daali jidhin inuu u duceeyo, wuu u cabsan jiray, wuuna u baari fali jiray markasta, hase ahaatee iyadu way ka carari jirtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan