Ereyada La Xidhiidha
yake (2)yeeke. yeeg-bibanji m.l (-iyom.l) ld yeeg-bibiish. yeeg-bibiish m.l (-iyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku lehdhinaca kalena shan dhibcood. ld banji-biyeegbiishbiyeegyeeg-bibanji. yeeg-bicaddaan m.l (-nnom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku lehdhinaca kalena ka cad. ld caddaan-biyeeg. yeeg-bidooh m.l (-hyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku lehdhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld doohbiyeeg. yeeg-bijoohaar m.l (-rrom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku lehdhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaarbiyeeg. yeeg-bisaliim m.l (-mom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ku leh hal dhibicdhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliimbiyeeg. yeeg-bishiish m.l (-shyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalaydhinac ku leh hal dhibicdhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gag, m.l
Xarafka
Y · YE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
