4
Joogsi.
Tusaalooyin
“
Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxaa labada kooxoodba soo bandhigeen farsamo aad u heer saraysa waxaase ugu dambayntii guushu ku raacday kooxdii Canada oo ku gacansaraysay dhibic markii Xuseen yare dhamaadkii dhaliyey goolkii ciyaarta ugu dambeeyey.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-bco, m.l
Xarafka
DH · DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
