Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2.Abkay ma arag: weligay ma arag.
Laakiin duqyaasha ayaa iyagu xusbiyaasha iyo ururayowga u bilaabay haasaawe cusub, iyaga oo kala tashanaya ab-doonka arimaha isku yara yaac-yaacay ee xagga doorashada iyo asal-guurka aayaha dalka.
In aan u kala ab-tiriyo ayuun baa soo baxday.
Samaale ayaa la sheegaa in uu ahaa ab iyo waziirkii ay ka soo farcanmeen dadka Soomaaliyeed (Aw-Samaale).
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
A · AB
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag