U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haasaawe

Magac Lab
Xaraf HSubg HA8 xar
2

Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Saaxiibkay Axmed wuxuu isagu isku dhex waday kuwo wax weyddiin iyo haasaawe duurxul ku jiro.

”
β€œ

Najiib, isaga oo aan cid u sheegin wuxuu isku ciil-kaambiyaa waqti badan oo hore ugaga lumay haasaawe iyo hirirka aan saldhigin ee barashada, ballanka iyo hamuunta haweenka aan ujeedadeedu ka badnayn saacado.

”
β€œ

Marka la dhisayo reer amma qoys ee ay dhallinyaradu haasaawe bilowdo, waxa suurto gal ah in inta badan aanu maankooga ku soo dhicin nolosha marka la gudo galo qaabkee loo maarayn karaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haasaawe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan