Tusaale Dheeraad ah3
“
) In go'aanka Guurtida muddada loogu kordhiyay aanu waafaqsanayn distoorka, Madaxweynaha iyo Guurtidu toona aanay lahayn awood ay muddada ku kordhiyaan, sababtoo ah distoorka meela kagama taallo qodob sharciyaynaya muddo kordhin loo sameeyo Guurtida.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
A · AW
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
