U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kordhin

Magac Fal
Xaraf KSubg KO7 xar
1

.dh kordhi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaabis ku Yimid Howshii Shaqo ee Dekadda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uu gaabis ku jiray howlihii dekedda Muqdisho oo ay ganacsatadu ka cabanayaan canshuur kordhin ay sheegeen in lagu sameeyay.

”
“

Guud ahaan xilligan qabyo tirka wixii dhammays-tiraya in ay dhacaan doorashooyinku sida xeerarka qaabka doorashada mudanayaasha ayaa u muuqda mid ka dhib yar soo hadal-qaadka muddo-kordhin oo keeni karta tuhun doorasho-diid ah.

”
“

Ansixinta muddo kordhin la’aanta Madaxweynaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kordhin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan