Tusaale Dheeraad ah3
“
Daa'uud Max'ud Abtidoon oo isaguna saxaafada uga warbixiyay wixii kasoo baxay kulankii ay la qaateen Madaxda dowlada ayaa sheegay inay kasoo baxeen afar qodob oo muhim ah.
”“
Hadaba Qodobadii ay ku heshiiyeen labada dhinac oo ka koobnaa 4 qodob ayaa waxaa ay kala ahaayeen sida tan: 1-in ku dhaqanka shareecada Islaamka la hirgeliyo.
”“
Hantidhawrka (badhista) Baanka Dhexe: In baadhis ama hantidhawr madax bannaan lagu sameeyo warbixinta maaliyadeed ee baanka dhexe waa qodob sharci ah, sida ku cad qodobka 54aad ee xeerka Baanka Somaliland lagu aasaasay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dbo, m.l
Xarafka
Q · QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
