U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quus1

Magac Lab
Xaraf QSubg QU4 xar
La Mid AhquusidMagac Fal
1

.dh quus3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Tolkaygow,” ayay tiri Far-yareeydii oo quus ah, “ma xasadnimo iyo xin ayaad ku xilaneysaan miciyaha habar-dugaag?

”
“

Haddii aanu cabaar sheeko guud wadnay, ayaan luqunta kor u taagay, oo aan si quus iyo quudarayni ka muuqato ugu idhi: Adigu ma I jeceshahay?

”
“

Waxaa hubaal ah dadka noocaas ahi inay naftooda u maleegaan shirqool ay ku haligayaan, iyagoo isku qanciyay inay quus ka yihiin xagga nolosha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan