1
Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Daa'uud Xasan Cali oo ahaa madaxa Hiran Community Education Project (HICEP) watayna baasaboor Ingiriis ah; iyadoo bannaanka Iskuulkana lagu dilay ruux kale oo Somali ah, watana baasaboor Canadian ah.
ββ
Somaliland: Baasaboor Ayaa Loo Qaadanayaa Koonfurta Soomaaliya Go'aan kasoo baxaya golaha wasiirada Somaliland, ayaa amraya in qofka reer Somaliland ee Koonfurta Somalia u safraya uu sito Baasaboorka Somaliland.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
