1
Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Xuseen Caydiid Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa horey u sheegay in la baabi’in doono xuduudaha Ethiopia iyo Somalia iyadoo la mideynayo isla markaana isticmaali doona hal Baasaboor, hal lacag iyo hal ciidan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
