U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaar1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Wax cid si gooni ah u khuseeya.

2

Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.

3

G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.Arrinta Gollaha degaanka ee degmadda Bosaso waa mid Dowladdu ka leedahay dano gaar ah, sababtoo ah gollihii Degaanka hore Markii lakala diray, Waxay u magacowday wasiir ka mid ah Dowladda, Wuxuuna Wasiirku gacanta ku hayay muddo sanad iyo Bar ah.

”
“

, oo si ballaadhan looga soo qaybgalaa waxay turjumid wanaagsan ka bixinaysaa sida guud ahaan reer Somaliland, gaar ahaana reer Hargeysa u dareensan yihiin maqaamka iyo muhiimada uu daryeelka degaanku u leeyahay nolosheena.

”
“

) Go’aan maxkamadeed lama gaari karo ilaa dhinayada dacwada khuseyso helaan fursad dacwadooda lagu dhageysto. 3) Dhamaan go’aanada garsoorka iyo talaabooyinka kale waa in la sababeeyaa, gaar ahaana kuwa ku lug leh xoriyada shaqsiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan