U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruux

Magac Lab
Xaraf RSubg RU4 xar
1

Naf.

2

Qof.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa goobaha caafimaad ee magaalada Muqdisho la dhigay in ka badan 50 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaaray dagaalo maanta iyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo hoobiyeyaal la isweydaarsaday.

”
“

Aadan yare, isagoo intaas ku daray inay dilayaan ruux walba oo dambigan lagu helo.

”
“

Abu-Mansur, wuxuu sheegay inay sii wadayaan dagaalada ka socda Somalia, cid joojin kartana aysan jirin, isagoo carabka ku adkeyay in ruux ku jira Hoteel uusan joojin karin dagaal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan