Tusaale Dheeraad ah3
“
Ardayda ayaa iyaguna dhinacooda halkaa ku soo bandhigay barnaamij maaweelo ah oo ay ku cabirayaan faraqa u dhexeeya ardayga dhinaca waxbarashada ku dedaala iyo ardayga ka saaqida waxbarashada ee ka faa’iidaysan waaya fursadihiisa waxbarasho.
”“
Indho Bisinle, ayaa waxa uu soo badndhigay barnaamij ku saabsan Wadatashi, Nabadgalyo iyo Horumar.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-jyo, m.dh
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
