U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaweelo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Madaddaalo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si kale, waa maaweelo murtiyaysan.

”
“

Facbaan ahey fillan waa ku dhacey ku anqarey rasaas, dhiig iyo dhimasho, waxaan ku hanbaaburey rogmad,qax, burbur, bellaayo oo udbaheedii iyo dhigaheedii sidata, xaga qeyrkey uu kaga jirey waxbarasho, maaweelo, ciyaar iyo koriin wacan.

”
“

Ardayda ayaa iyaguna dhinacooda halkaa ku soo bandhigay barnaamij maaweelo ah oo ay ku cabirayaan faraqa u dhexeeya ardayga dhinaca waxbarashada ku dedaala iyo ardayga ka saaqida waxbarashada ee ka faa’iidaysan waaya fursadihiisa waxbarasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaweelo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan