1
Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Diiwaanka taariikhda (calendar) Kiristanka waxaa ku xusan laba dabbaaldeg oo waaweyn oo kala ah Kirismaska (Christmas) iyo Isterka (Easter).
”“
Xaafadweynta Belbela ayaa duleedkeeda waxaa maanta dhacay dabbaaldeg ay ciidanku rac-rac u soo mareen iyaga oo salaan siinaya Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gyo, m.dh
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
