Tusaale Dheeraad ah3
“
Takhtarkii ayaa Su'aalo, baaritaan, miizaamid iyo qaabab kaleba ku eegay ninkii cabanayay, ka-dibna wuxuu isagoo dhoolla-caddaynaya ku yiri Ninkii:-"Wadaayow dhammaan wixii biyo iyo dheecaan ahaa ee ku jiray jirkaaga waa ay kaa baxeen".
”“
Xuubka gudihiisa waxaa ku jira dheecaan (cytoplasm). dheecaankaas waxaa dhex heehaabaya waxyaalo kale oo unuggu leeyahay sida qalabka golji, ribosoomyada, mitokonderiyada, sentriyoolayaasha iwm.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-aamo, m.dh
Xarafka
DH · DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
