U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhacaan1

Magac Lab
Naxwe-aamo, m.dh
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sanno ilaa 10 sanno markuu ilmuhu jiro ayaa ilkihii yaryaraa ka dhacaan oo ilko cusub oo awood badan kana waawayn kuwii hore u soo baxaan ilmaha.

”
“

Dilalka ay isku geystaan ciidamada Dowladda ayaa waxay intooda badan ka dhacaan degmooyinka ay maamusho xukuumadda, iyadoo aanay jirin wax tallaabo ah oo laga qaado askarta dilalka u geystay askarta kale.

”
“

"Anaga diyaar xiligaan uma nihin dagaal, waayo ma rabno in gobolada Jubbooyinka ay ka dhacaan dagaalo sida dagaalka Muqdisho oo kale, waxaana u tureynaa dadka dhibateysan ee gobolada ku nool" ayuu yiri Ilyaas Badal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aamo, m.dh

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhacaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan