Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
Digsiyada agoontaba u jecel waxay dafaayaane Daymadaba midaan karin waxay dabatay Mooryaani Daadahdii curyaan gabay wixii shaarki laga diirtay Duhur galay dumaashiyo kufsigi wixi islaan dilantay Waayeel wixii dibir ku dhacay kaga habaar daadshay.
Haddaba Mudane Madaxweyne kala dooro DUCO iyo HABAAR.
Illeen isagu waxba ma gaysen, oo gurranneyaal habaar qaba baa dhagar iyo dhiig ay daadsheen ku saydhay’e, waa muhiim inaan taariikhdu waqtiga ay joogto aan lagu toojiynin, ee loo daayo sidii ay silsiladdeedu wadciga ula soo jaan-qaaday!
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag