U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karin1

Magac Lab
Naxwe-rmo/-imo, n. m.
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.

2

Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.

3

(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo.

4

Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintan ayaa waxa ay sameyn ku yelatay dadka danyarta ah ee ku dhaqan Muqdisho oo iyagu aan awoodi karin iney iibsadaan cuntada ay u baahan yihiin.

”
“

. Wuxuu koraa oo uu dhaafaa mudadaas isagoo wareersan, maxaa yeelay waalidkiis ayaan islaba haysan, si is daba joog ah ayuu u arkaa wax iska hor-imaanaaya uuna macneyn karin.

”
“

Abwaan Hadraawi ayaa dhinacyada Soomaalida ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii nabadda dalka lagu soo celin lahaa, isla markaana dhibta looga bixi lahaa, isagoo ku tilmaamay dhibaatada haysata dadka abaaruhu saameyeen mid aan la qiyaasi karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rmo/-imo, n. m.

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD