U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jecel

Fal Gudbe (4)
Naxwe-claa, -clayd
Xaraf JSubg JE5 xar
1

Wax, wax aad u raba ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caruur is jecel ma dhisi karnaa?

”
“

Buulomareer waxay leedahay Beero fara badan iyo Aseendooyin waana magaalo Bilic Qurxoon Dadkeedana ma ahan Dad Dagaalka Jecel waxayna ubadanyihiin Ganacsato iyo Beeraleey.

”
“

- Marka uu tukanayo waa inuu khushuucsanaadaa, waana inuu iska ilaaliyaa waxa u diidaya inuu feejignaado hadday ahaan lahaayeen naqshado ama wax sharsharaxan, yuusanna tukan iyadoo hortaalo cunto uu jecel yahay ama uu isku celinayo kaadi iyo xaar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-claa, -clayd

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jecel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan