Skip to main content
SABAAD

illin1

Magac Lab
Naxwe-mmo/-nno, m.dh
Xaraf ISubg IL5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

Illin kulul baa shax ka soo tidhi.

Illin uurka ka soo go'aysa oo xinjiro u eg ayaa aniga oo is moog iga gobo'laynaysa.

Illin uurka ka soo go’aysay oo xinjiro u eg ayaa dhabanadeeda ka qubanaysay.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mmo/-nno, m.dh

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
illin - sawirka la wadaagga

La Wadaag