Tusaale Dheeraad ah3
"Abukar oo taleefanka gacanta ku haysta iyo aniga ayaa cabsi meeshii uga cararney markii askarigaan oo na baacsanaya uu ka toogtey dhabarka iyo madaxa."
βAlle kor ahaaye wuxuu yiri: βLaakiinse kuma jiro soonka, maxaa yeelay waa cibaado ii barax tiran oo loo falaa dartey ( macnaha waa ma laha xad abaal gudka iyo ajarka soonka) Aniga, Keliya, baa ka abaal gudi doona.
β"Aniga iyo ilaaladayda wax khasaare ah nagama gaarin weerarka, waxayna kooxaha weerarka ka dambeeya adeegsadeen bam iyo rasaasta qoryaha fudud" ayuu yiri xildhibaan Yuusuf Khayre.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)
hadlaha ama qoraha
A Β· AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
