Tusaalooyin
β
Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado
βTusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenka guddiga doorashada wuxuu intaas ku daray in qabashada araajida ay ku eg tahay 5-ta galabnimo ee berri.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
ekaa, ekayd
Xarafka
E Β· EG
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
