U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furan1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf FSubg FU5 xar
1

Wax la furay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha Goobta, Waxa Waajib ku ah:- Inuu feejigan iyo indho-furan yeesho oo si taxader leh u ilaaliyo, una dhawro nidaamka inta doorashada iyo tirinta codadku socoto.

”
“

Agaasimuhu wuxuu xusay in kulankaasi dib loo dhigay ilaa 26-ka bishaan islamarkaan ay suurtagal tahay in mar kale dib loo dhigo hadii wax kale soo baxaan oo la xiriira arimaha ku fur furan Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

”
“

Dookhu waa furan yahay, cidna loo joojin maayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan