Tusaale Dheeraad ah3
β
Najiib, maalintaa wuxuu goostay inuu fadhiisto gurigooda, waxaana fadhiga ugu lamaanaa bal inuu waraysto Siraad Sugaal oo ahayd marwo gurigooda ay jaar yihiin.
ββ
J: Adeer wax badan oo laga wada hadlo ayaa jira ee aqoonsi uun lagama wada hadlo, waayo jaar baynu nahay, waynuna isu baahanay, waynu wada ganacsanaynaa.
ββ
Sida laga war qabo Jamhuuriyadda Somaliland, waxay muddo dheer ka shaqaynaysay nahadda iyo xasiloonida Geeska Afrika, jaar wanaaga iyo dhawrista xuduudaha.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
J Β· JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
