U gudub nuxurka bogga
SABAAD

war1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf WSubg WA3 xar
1

Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.

2

Hadal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-Shabaab oo G/Hiiraan ku gubay Raashin Mucaawino ah oo ay waday Hey'adda I.C.R.C Hey'adda ICRC ayaan ilaa hadda wax war ah ka soo saarin raashinka lagu gubay degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan..

”
“

Abuu Mansur ayaa sheegay in shalay ay Maxkamadaha arintaasi u sameeyen kadib markii sida uu sheegay ay dadka safara uga baajiyeen kadib markii ay war ku heleen in ciidanka Dowlada ay miinooyin galiyeen wadada.

”
“

Baajinta kulankaan ayaan weli waxaan war kasoo saarin xubnaha soo qaban qaabiyey iyo Hay'ada PDRC iyada oo wararka tibaaxayaan in kulamo gaar ah u socdaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
war - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan