U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bal1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA3 xar
1

.u Geedka galleyda ama meseggada oo aan miro lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhyaartayada dhegaha yuub-yuubanow bal aynu u yara xiiq tirano warka anaga oo iminkana idinku dal-dali doono tix Ama oday mir-qaan sare la tegay, ood ruux il-darran moodo.

”
“

Anigoo murugo la ildaran ayaan maansadan qabsaday, bal inaan Muqdisho kala hadlo amarrada ku dhacay, masiibooyinka aan kala joogsanayn, iyo hagrashadu meeshay ka timi.

”
“

Bal aan dhowr jawiga siyaasadeed ee cusub ee u bilowday Puntland & Federaalka iyo sida uu usu bedelo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan