U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoonsi

Magac Lab
Xaraf ASubg AQ7 xar
1

Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.

2

Warqadda citiraafka. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Bisad daaqad ka eegaysay markay buurtuuradu shirayeen oo aan weydiiyay, bal in ay arkaysay aqoonsi laysu dhiibay, ayaa tidhi; β€œAnigu maan arkaynin aqoonsi laysu dhiibayo, haddaanu ahayn wax kuus-kuusan oo Boorsadda Cabdiraxmaan lagu ridayay.”

”
β€œ

Hase yeeshe Somaliland waa dal xor ah, madaxbanaan, kuna dhaqma nidaamka siyaasadda ee ku dhisan habka dimuqraadiyadda iyo tala wadaagga, waxayna caalamka ka dalbanaysaa aqoonsi siyaasadeed."

”
β€œ

Jamhuuriyadda Somaliland oo tan iyo 18 May 1991 ahayd qaran madaxbannaan oo ka go’ay dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya, muddadaasna olole ballaadhan ugu jirtay sidii ay beesha caalamka uga kasban lahayd aqoonsi caalami ah, ayaa waxa hadalka Md.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A Β· AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoonsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan