Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa jirtay maalin uu Abwaan Xasan Sheekh Muumin ka hadlayey madal qaadhaan loogu ururinayey Jaamacadda Camuud magaalada Boorama uu sheegay in dadku markii ay balaayo dhacdo ay ka naxaan iyaga oo eegaya dhinaca dhibtda iyo dhiiladda.
”“
Barweez wuxuu ergo u diray Al-Rabiic Binu Ziyaad, isagoo weydiisanaya inuu u sameeyo madal ama ballan uu kula kulmo, si uu ugala xaajoodo nabad, wuuna ka aqbalay Al-Rabiic dalabkaas.
”“
Waxaana munaasibaddaas oo dhinaca Gabadhana ay ka soo qaybgaleen Salaadiin, Cuqaal, Mas’uuliyiin, Culimaa’udiin iyo Aqoonyahanno reer Burco loo aqoonsaday madal ay ku xidideen Burco iyo Hargeysa.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
