U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ballan1

Magac Lab
Naxwe-ammo, m.dh
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.

2

Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.

3

Neef indhaha beelay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Aadan Cayroow ayaa dhawaan lagu dilay gantaal ay ciidamada Mareykanku ku dhufteen guri ku yaalla Dhuuso-mareeb; waxayna ballan ku qaadeen inay aargudan doonaan.

”
“

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada Siciido ayaa waxey soo dhaweysey masuuliyiinta cusub, waxayna ballan qaadey in ay la shaqeynayaan.

”
“

Afar, Laalushidda Guddoomiyaha Barlamaanka Mbagathi oo loo ballan qaaday in loo dhaafayo jagadiisa si uu Barlamaankii hore uga soo raro Baydhabo una keeno Jabuuti.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ammo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ballan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan