U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nabad1

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Waxyeello iyo colaad la'aan.

2

Caafimaad iyo ladnaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Madoobe, ayaa ku eedeeyay kooxdan inaysan doonayn nabad ka dhalata Somalia, isla markaana ay ka shaqeynayaan fowdo iyo qalalaase aan dhamaad lahayn.

”
“

Anigu haddii uu dalkaygii hooyo nabad ahaan lahaa,degganaanshana ay ka jiri lahayd, habeenna kuma aan hoydeen dal shisheeye, mid uu ahaadaba.

”
“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xornimo uu uga qayb galo isu-tag iyo urur leh ulajeeddo nabad-gelyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nabad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan