2
(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
Tusaale Dheeraad ah3
“
Wiilka yar ee dhaawaca ahaa oo la yidhaa Mubaarak Mawliid Maxamed da’diisuna tahay 7-ba jir, waxa uu waraabuhu gaadhsiiyey dhaawacyo kala duwan, isaga oo waraabuhu wiilka yar ka qaniinay meelo kala duwan sida madaxa, daamamka, feedhaha iyo meelo kaleba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
dii.
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
