U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mowliid

Magac Lab
Xaraf MSubg MO7 xar
La Mid AhmawliidMagac Lab
1

Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).

2

(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).

3

(dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale Mowliid Macaane oo ka soo jeeda gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegey in aan lagala tashan dhismaha maamulka isla markaana aan la tix galin dadka wada daga gobolka.

”
“

Culumaa’uddiinka laga xushmeeyo gudaha dalka ee magaca iyo qadarinta ku dhex leh bulshada dhexdeeda ayaa si weyn ugu soo horjeestay mamnuucista Al-Shabaab ay ku soo rogtay Xuska bisha Mowliid oo ku began xiligii uu dhashay Nabigeenna Muxamad CSW.

”
“

Qisaastan ayaa waxaa lagu fuliyey C/nasir Cabdullahi Saleban, Maxamed Cali Axmed iyo Mowliid Saahid Colaad oo horay mindi ugu diley Cumar Maxamuud Yuusuf oo ka tirsanaa ciidamada Booliska gobolka Bari.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mowliid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan