Tusaale Dheeraad ah3
β
qof oo dhaawacmey Muqdisho 24hrs Shir jaraa'id uu maanta qabtay Agaasimaha Isbitaalka Madiina Cali Macallin (Cali Cadde), ayuu ku sheegay in 24-kii saac ee ugu dambeysay la soo gaarsiiyay Isbitaalka 22-qof oo qaba dhaawacyo kala duwan.
ββ
Abalmarintan cusub waxa ujeedadeedu tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa qaababka kala duwan ee wax soo saarka warfaafinta ee ku wejahan dhinacyada horumarinta iyo arrimaha bini'aadannimada ee dalka la soo gudboonaaday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
D Β· DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
