U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miyaa

Qurub Weyddiimeed
Xaraf MSubg MI5 xar1 Tusaale
1

Qurub tilmaamaya in ay su'aali saaran tahay ereyga ama weerta uu weheliyo. , "Miyuu Cali yimid?", "Miyuusan Cali imaanayn?".

Tusaalooyin

β€œ

Wiilasha miyaa yimid?

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mar haddii qaranki la waayay, suugaantiina miyaa la waayay?

”
β€œ

Soomaalida miyaa lagu dhalin karaa?

”
β€œ

Markaa halgamaadkii ay nimankaasi ku jireen maxay ula jeedeen, isla markaana qaladka ay galeen waxa ku dhimatay askar tiro badan, markaa askarta dhimashadoodu macno kuma fadhido miyaa, mise askariga dhimashadiisu qiimo ma leh miyaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Weyddiimeed (qr.we)

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miyaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan