Tusaale Dheeraad ah3
“
Nuur Cadde, ayaa si weyn ugu dheeraaday khilaafka kala dhexeeya Madaxweyne Yuusuf, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha inuu doonayo inuu xagal-daaciyo hanaanka dib u heshiisiineed ee u dhexeeya DF iyo mucaaradka.
”“
Mudanayashan ayaa waxay ku xusen shirkooda jaaa'id in howlaha Barlamanka ay la soo darseen habacsanaan, taasna ay ku eedeynayaan guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, iyagoo ku tilmaamay inuu xagal daacinayo howlaha baarlamaanka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-glo, m.l/-llo, m.dh
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
