Tusaale Dheeraad ah3
“
C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Kooramka inuu ku furmo shirka uu ahaa 450-ergo, isagoo tilmaamay in 96% la ansixiyay dastuurka, isagoo goobta ka sheegay inay shahaado sharaf gudoonsiinayaan ergooyinka ansixinaya dastuurka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
X · XO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
