U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shahaado

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, ml.
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Qiritaanka la qiro tawxiidka.

2

(-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.

3

Marqaati.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Duqa magaalada Garowe oo ka hadlaya xafladaan Tartanka Kadiska oo ay ku adkaatey xaafadda Hodan ee magaalada Garowe iyada Kaalinta labaad gashay xaafada Waaberi ayaa waxaa lagu gudoonsiiyey hadiyado kala duwan iyo shahaado sharaf.

”
“

Cabdiqaadir oo ku faraxsan Shahaado-sharafta la siiyay Inj.

”
“

Waxaa kale oo shahaado la gudoonsiiyey arday sameeyey horumar xaga tacliinta ah oo ay yartahay qof sameyn kara.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, ml.

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shahaado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan