1
Tusaale Dheeraad ah3
β
Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Bu'aale ayaa la sheegay in ay haatan ku howlanyihiin Xalkagaarista Mashaqadaas maanta ka dhacday Degmada Bu'aale oo ah Xarunta Gobalka Jubada Dhexe.
ββ
Shaqaale gaaraya 7-ruux oo dhamaantood ahaa cadaan kana shaqeynayay Bu'aale ayaa laga dhoofiyay garoonka degmadaas, iyadoo shaqaalihii Somalida ay ku hareen xarumaha hay'adahaas.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A Β· AA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
