Skip to main content
SABAAD

geed

Magac Lab
Naxwe-do, m.l
Xaraf GSubg GE4 xar
1

Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan. geed-abaareed m.l Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah. geed-abow m.l Durbaan.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geed - sawirka la wadaagga

La Wadaag