U gudub nuxurka bogga
SABAAD

agoon1

Magac Lab
Naxweagoon/-nno, m.dh
Xaraf ASubg AG5 xar
1

Wiil yar oo aabihii dhintay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labada arday ee dagaallantay midkood wuxuu ahaa "Agoon", aad ayuuna u akhlaaq iyo aqoon fiicnaa.

”
“

Agoon iyo oori aan sababta loo sheegin ayuu Casayr ifka kaga tegay.

”
“

Sida muuqata Ciidamada Qalabka Sida & Shaqaaluhu waa agoon aabbehood Siyaad ka xijaabtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

agoon/-nno, m.dh

Xarafka

A · AG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
agoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan